Soomaaliya Golaha deegaanka Baraawe oo doortay guddoomiye Nofembar 11, 2021 Baraawe BARAAWE — Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya waxaa maanta ka dhacday doorasho ay Golaha Deegaanka ee Magaalada dhawaan loo dhisay ku doorteen gudoomiya cusub. Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo kasoo diray. Your browser doesn’t support HTML5 Golaha deegaanka Baraawe oo doortay guddoomiye