MUQDISHO —
Guddoomiye ku-xigeenka degmada Wadajir Ciise Sharraawe Cabdi ayaa sheegay inuu maanta ka badbaaday isku day dil xilli uu kusii jeeday shaqada isla degmadaas.
Mas’uulkaas ayaa sheegay in dablayda soo weerartay ay xirnaayeen labiska ciidnaka dawladda Soomaaliya.
Jamaal Axmed Cusmaan ayuu uga warramay sida ay wax u dhaceen.
Your browser doesn’t support HTML5
Guddoomiye ku-xigeenka Wadajir oo sheegay inuu ka badbaaday dil