Dowladda federaalka iyo Midowga Afrika oo ku shiray Muqdisho

Soomaaliya iyo Midowga Afrika

Soomaaliya iyo Midowga Afrika

Dawladda Soomaaliya iyo Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta ka shirsan magaalada Muqdisho, iyadoo xiriirka labada dhinac uusan fiicnayn bilihii u dambeeyey kadib muran ku saabsan mustaqbalka hawlgalka AMISOM.

Kulanka ayaa imanaya ayada oo dhowaan ay dowladda federaalka amartay inuu dalka ka baxo ku-xigeenka ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda federaalka iyo Midowga Afrika oo ku shiray Muqdisho