Wicitaanka Dhageystaha: Tayada Jaamacadaha Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay tayada Jaamacadaha Soomaaliya, ayada oo dalka dhowaan laga hirgeliyey tobanaan Jaamacadood, oo aan hubneyn tayadooda. Sidee arrintan u saameyn kartaa mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed?

Waxaa barnaamijka marti ku ah Dr. Cali Sheekh Axmed Abuukar, oo ka mid ah shaqsiyaadka doorka weyn kasoo ciyaaray dib usoo kabashada waxbarashada Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasna Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Tayada Jaamacadaha Soomaaliya