Mas’uuliyiinta magaalada Kismaayo ayaa digniin u jeediyay dadka xukunnada u doonta deegaanada ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.
Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan dadka go’aankaas qaata.
Warbixintan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Shacabka Kismaayo oo looga digay inay caddaalad u doontaan Al-Shabaab