Somaliland oo billowday olole lagu ilaalinayo deegaanka

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay inay bilaabeen olole ka dhan ah dhirta loo jarayo in dhuxul laga shido.

Go’aan tilmaamaya la dagaalanka xaalufinta ayaa lagu ansixiyey shirkii golaha wasiirada Somaliland ee maanta.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo billowday olole lagu ilaalinayo deegaanka