Muqdisho: Maxaa Sabab u ah in Qiimaha Maciishaddu uu Kordho?

Qiimaha lagu kala iibsado raashiinka qutul daruuriga ah ee Soomaaliya ayaa kor u kacay, iyadoo arrintaan loo sababeynayo saameynta dunida uu ku yeeshay cudurka safmarka ah ee COVID-19, oo carqaladeeyay badeecadihii isaga kala gooshi jiray dunida.

Dad badan ayaa walaac ka qaba xaaladda nolosha oo kusii adkaaneysa sababo la xiriiro qiimahaasd kordhay ee raashiinka, sida uu warbixintaan u uku eegayo wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: qiimo koror ku yimid maciishadda