Bandhigga VOA: Dagaalka Ethiopia oo sanad jirsaday

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan dagaalka ka socda dalka Ethiopia oo maanta ay sanad u buuxsantay, ayada oo weli uu socda, haatanna laga cabsi qabo in mucaaradka ay qabsadaan caasimadda Addis Ababa.

Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Dagaalka Ethiopia oo sanad jirsaday