Wareysi: Xuseen Carab oo ka hadlay kursiga ay isku hayaan Mahdi Guuleed

Xuseen Carab Ciise

Guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada Soomaaliya ayaa hakiyey kursiga golaha shacabka ee numberkiisu yahay HOP #239 kaasoo uu ku guuleystey Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Mohamed Guuleed.

Kursigaasi ayaa waxaa dacwad ka gudbiyey Xildhibaan Xuseen Carab Xiise oo isagu baarlamankan waqtigiisa dhamaadey ku fadhiyey.

Falastiin Axmed Iiman ayaa la xiriirtey xildhibaan Xuseen Carab, waxayna ugu horeyn weydiisey dacwadan ay gudbiyeen iyo waxa ay kaga cabanayeen?

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xuseen Carab oo ka hadlay kursiga ay isku hayaan Mahdi Guuleed