Wicitaanka Dhageystaha: Caqabadaha ay wajaheyso doorashada golaha shacabka

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha ay wajaheyso doorashada golaha shacabka Soomaaliya oo la filayo in dhowaan la gudo galo kadib marar badan oo ay dib u dhacday. Waa marti ku ah Dr. Shawqi Axmed Xayir oo bare sare ka ah Jaamacad ku taalla dalka Netherlands. Waa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Caqabadaha ay wajaheyso doorashada golaha shacabka