Ciidamada Puntland iyo malayshiyada Al-Shabaab ayaa saakay aroortii hore ku dagaalamay deegaanka Af-Urur sida ilo-wareedyo ciidamada ka tirsan iyo goob joogayaal ay u sheegeen VOAda.
Dagaalka ayaa bilowday ka dib markii malayshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay ciidamada Puntland halkaasi ku leeyihiin.
Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warkan inooga soo dirtay magaalada Boosaaso.
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada Puntland oo dagaal la galay Al-Shabaab