Xaaladda Mukhtaar Roobow oo walaac laga muujiyey

Roobow

Guddoomiyaha xisbi la magac baxay Amniga iyo Cadaaladda oo fadhigiisu yahay Muqdisho ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ay ka qabaan badqabka Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Roobow oo horey u ahaa ku-xigeenkii ururka Al-Shabaab oo bishii December sannadkii 2018-ka ay dawladda Soomaaliya ka hor istaagtay inuu u tartamo hoggaanka maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dhowaan wareysi uu siiyey VOA uga hadlay xaaladdiisa.

Maxaxmed Colaad Xassan ayaa la xiriiray guddoomiyaha Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda Yuusuf Xassan Mursal, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay waxa uu kusaabsana war-saxaafadeedka ay soo saareen.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda Mukhtaar Roobow oo walaac laga muujiyey