Xirsi Cali Xaaji oo isku sharxay guddoomiyaha Xisbiga Waddani

Xirsi

Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagadda gudoomiyaha Xisbiga taasi oo lagu dooranayo shirweynaha Xisbiga ee la qabanayo 15 bisha November.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan kasoo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Xirsi Cali Xaaji oo isku sharxay guddoomiyaha Xisbiga Waddani