Tuugo hab casri ah shacabka lacag uga dhacayey oo lagu qabtay Hargeysa
Hargeysa
HARGEYSA —
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku soo qabtay laba dhalinyaro tuug ah oo la sheegay inay hab casri ah lacago uga dhaceen dad shacab ah, iyadoo boolisku ay tilmaneen inay maxkamad horgeynayaan.