Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay dagaalka Guriceel

Qoor Qoor

Qoor Qoor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta ka hadlay colaadda magaalada Guricele ee u dhaxaysa ciidamada dawladda iyo kuwa maamulka oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyada Ahlu Sunna Waljamaaca.

Dagaalka oo socday saddex maalmood ee tagtay ayaa waxaa ku dhintay tobanaan qof, ayada oo ku dhowaad labaatan kun oo qof ay ku barakaceen.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay dagaalka Guriceel