Kiisaska COVID-19 ee Soomaaliya 'oo si weyn hoos ugu dhacay'

Martiini Hospital

Bahda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in todobaadyadii ugu danbeeyey uu aad hoos u dhac ugu yimid kiisaskii cudurka COVID-19 ee gudaha Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta ayaa arrintan u sabababeeyey isbadalka cimilada iyo farqiga da'da ee bulshada Soomaaliyeed oo u badan sida ay tilmaameen dhallinyaro.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Muqdiso ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Kiisaska COVID-19 ee Soomaaliya 'oo si weyn hoos ugu dhacay'