Puntland: Dadweynaha saddex magaalo oo u dareeray goobaha codbixinta

Doorashada Puntland

Dadwaynaha ku nool magaalooyinka Qardho, Ufayn, iyo Eyl ee Puntland ayaa saaka u dareeray goobaha cod-bixinta iyadoo ammaanka magaaloyinkaas si aad ah loo adkeeyey.

Doorashooyinkan qof iyo codka ah ayaa tijaabo u ah nidaamka axsaabta badan oo laga hirgelinayo deegaanada Puntland.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland: Dadweynaha saddex magaalo oo u dareeray goobaha codbixinta