Wareysiga Mukhtaar Roobow oo dhameystiran

Mukhtar Robow

Mukhtar Robow

Mukhtaar Roobow Cali "Abu Mansuur" oo horey u ahaa ku xigeenkii ururka Al-Shabaab oo bishii Decsember sannadkii 2018-ka ay dawladda Soomaaliya ka hor istaagtay inuu u tartamo hoggaanka maamul goboleed goboleedka Koonfur Galbeed ayaa bixiyey waraysigiisii ugu horreeyey.

Mukhtaar Roobow waxa uu tan iyo bishii December 2018-ka ku jiray gacanta dawladda Soomaaliya, isagoo mar lagu hayey xarunta hay'adda Nabad-Sugidda ee NISA, sannadihii u dambeeyeyna ku jray xabsi guri.

Mukhtaar Roobow waxa uu lasoo xiriiray idaacadda VOA, waxaana waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Haaruun Macruuf.
Hoos ka dhageyso wareysiga oo dhameystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Mukhtaar Roobow oo dhameystiran