Baydhaba: Dadkii laga soo barakiciyey Laascaanood oo dhul la siinayo

Baydhaba

Guddoomiyaha Qaxootiga iyo Barakacayaasha Maamulka Koonfur Galbeed Soonaaliya Cabdulqaadir Cali Maxamed Kopra ayaa sheegay in dadkii dhawaan laga soo barakiciyay magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ay siiyeen waxyaabaha aas aasiga u ah nolosha aadanaha, sida hoy iyo cuno.

Cabdulqaadir ayaa sidoo kale sheegay in waddaan sidii dadkaasi loo siin lahaa dhul ay degaan oo ay ku noolaadaan.

Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa ka wareystay guddoomiyaha qoryashaha dejnta dadkan iyo waxa ay ilaa iyo hadda u qabteen.

Your browser doesn’t support HTML5

Baydhaba: Dadkii laga soo barakiciyey Laascaanood oo dhul la siinayo