Sidee dib u dhaca doorashada u saameeyey dhaqaalaha Muqdisho?
Muqdisho
MUQDISHO —
Soomaaliya dhowr jeer waxaa dib u dhacay doorashooyinka, waxaana dhaqan-geli waayay inta badan jadwal doorasho oo horay loo soo saaray.
Inta badan xildhibaannada Aqalka Sare ayaa la doortay, laakiin waxaan caddeyn goorta la billaabayo doorashada Gobolaha Shacabka iyo in la asteeyo tan madaxweynaha xilliga la qabanayo.