Soomaaliya Rooble oo shaaciyey in la billaabayo doorashada Aqalka Hoose Oktoobar 17, 2021 Rooble MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusene Rooble ayaa sheegaya inay dhowaan billaaban doonto doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya. Ilaa haatan waxaa la dhammaystiray doorashada inta badan kuraasta Aqalka Sare, waxaana haray dhowr kursi oo laga sugayo in laga soo doorto maamul goboleedyada Galmudug iyo Jubaland. Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste. Your browser doesn’t support HTML5 Rooble oo shaaciyey in la billaabayo doorashada Aqalka Hoose