Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay go'aankii Maxkamadda ICJ

War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay go'aankii Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya loogu xukumay dhul-badeedkii ay Kenya ku muransanaayeen sanado badan.

Warbixin shirkaas ku saabsan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Qaahira Hussein Cismaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay go'aankii Maxkamadda ICJ