Koonfur Galbeed oo dhul-beereed siineysa dadkii laga soo masaafuriyay Laascaanood

Masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in dadkii laga soo barakicyey magaalda Laascaanood ay ugu deeqayaan dhul-beereed ay tabcadaan.

Boqolaal qoys oo dhowaanta dib ugu noqdey magaalada Baydhabo ayaa wasiirka beeraha ee maamulkaasi uu sheegay inay u sameynayaan dib u dejin ay qeyb ka tahay helitaanka dhulbeereed.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warkan kasoo diray magaaladda Baydhabo.

Your browser doesn’t support HTML5

Koofur Galbeed oo dhul-beereed siinaya dadkii Laascaanood laga soo masaafuriyay