Warbixin ku saabsan bandhigga Buugga Nabadda Gaalkacyo

Gaalkacyo

Kulan ay soo qabanqaabiyeen dhaliyarada magaaladda Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa looga hadlay amniga magaaladasi, waxaana loogu magacdarey Buugga Nabadda ee Gaalkacyo, iyada oo dadkii kasoo qeybgalay ka mid ahaa dhlinyaro ka kala socotey laba maamul ee magalaadaasi ee Galmudug iyo Puntland.

Warbixin Amuurtaas ku saabsan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan bandhigga Buugga Nabadda Gaalkacyo