Soomaaliya oo xustay qaraxii 14-ka October

Qaraxii October 14

Soomaaliya waxaa maanta laga xusay maalinta 14-ka October oo ku beegan markii uu dhacay qaraxii ugu dhimashada badnaa Soomaaliya iyo Afrika afar sano ka hor.

Qaraxa Zoobe ee Muqdisho waxaa ku dhintay kuna dhaawacmay ilaa 1,000 qof ah sida ay sheegeen guddigii loo xilsaaray gurmadka dadka dhibaatadu kasoo gaartay.

Warbixintan waxaa Muqdisho inooga soo diray Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya uu xustay qaraxii 14-ka October