Fallanqeyn: Sidee Maxkamadda ICJ ku gaartay go'aanka kiiska badda?
ICJ
MELBOURNE —
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ayaa shalay Soomaaliya iyo Kenya u kala qaybisay dhul badeedkii inta muddada ah uu muranku ka taagnaa, ayada oo inta badan siisay Soomaaliya.