Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay go’aanka ICJ iyo heshiiskii 2009

Cumar Cabdirashiid

Ayada oo Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ay shalay xukuntay kiiskii baddan ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa noo suurto-gashay inaan waraysano Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo xilligii uu jagada hayey soo shaac-baxay muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Xukuumaddii Cumar Cabdirashiid ayaa Is-fahamka caanka noqday ee Memorandum of Understanding la gashay dawladda Kenya kaasi oo ku saabsanaa badda Soomaaliya.

Falastiin Axmed Iimana ayaa kula xiriirtay khadka telefoonka, waxayna weydiisay sida uu u arko xukunka maxkamadda?

Your browser doesn’t support HTML5

Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay go’aanka ICJ iyo heshiiskii 2009