Aragtida shacabka Soomaalida ee go’aanka Maxkamadda ICJ

Muqdisho

Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go'aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada dhulkii la isku hayey intiisa badan u xukmisay Soomaaliya.

Haddaba VOA ayaa la hadashay qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed oo aragtidooda ka dhiibtay go’aankan, gaar ahaan kuwa kala jooga Boosaaso iyo Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida shacabka Soomaalida ee go’aanka Maxkamadda ICJ