Warbixin: Sooyaalka kiiska dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Maxkamada Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ)Hague ayaa galinka dambe ee maanta lagu wadaa inay rido xukunka kiiska muranka xuduudda badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Haddaba, dacwadan oo soo socotey dhowrkii sanee ugu dambeysay, heerar noocee ah ayay soo martey.

Warbixintan gaarka ah waxaa ka diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Sooyaalka kiiska dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya