Daad-gureynta dadkii laga soo saaray Laascaanood oo socota

Dadka gaaray Baydhaba

Waxaa maalintii socota daad-gureyn dhinaca hawada iyo dhulka ah oo lagu soo qaadayo dad ku noqonaya maamul goboledka Koonfur Galbeed.

Dadkan ayaa ka mid ahaa kumannaan qof oo horey mas’uuliyiinta Somaliland uga soo saareen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Daad-gureynta dadkii laga soo saaray Laascaanood oo socota