KISMAAYO —
Abaar baahansan oo ka jirta deegaannada Jubbada Hoose iyo Gobolka Gedo ayaa sababtay in biya la'aan iyo kuleelaha dartood ay koroto dhimashada xoolaha, waxaana masuliyiinta gobolka Gedo ay walaac la muujinayaan xaaladda soo foodsaartay dadka iyo duunyada.
Wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan abaaraha daran ee ka jira gobollada Gedo iyo Jubada Hoose