Qoysas ka mid dadkii ay Somaliland raaftay oo gaaray Baydhaba

Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa manta la gaarsiiyay qoysas ka mid ah dadkii ay Somaliland toddobaadkii hore sida xoogga ah uga raaftay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Qoysaskan ayaa waxaa diyaarad ay ka qaadday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana Baydhaba ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Warbixintan waxaa magaalada Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Qoysas ka mid ah kuwii laga saaray Laascaanood oo gaaray Baydhabo