Wareysi: Nuxurka heshiiska caalamiga ah ee canshuurta shirkadaha dunida
Jamaal Cali Xuseen
WASHINGTON —
In ka badan 130 dal ayaa ku heshiiyay in la mideeyo cashuurta laga qaado shirkadaha dunida, waxaana heshiiskan dhigayaa in shirkadaha laga qaado cashuur midaysan oo boqolkiiba shan iyo toban ah.
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa soo dhaweeyay heshiiskan.
Haddaba, si aan faahfaahin dheeraad ah uga helno nuxurka heshiiska, ayaa wariyaha VOA ee Washington Xuseen Barre Aden waxa uu arrinkan ka waraystay Jamaal Cali Xuseen oo ah khabiir ku takhasusay dhaqaalaha caalamiga ah.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Nuxurka heshiiska caalamiga ah ee canshuurta shirkadaha dunida