Sidee ayuu u dhaqangali karaa go'aanka maxkamadda ICJ?

Maxkamadda ICJ

Maxkamadda ICJ

Maalinta Talaadada ah oo ku beegan 12-ka Oktober, maxkamada caddaaladda ee ICJ ayaa soo gudbin doontaan xukunkii soohdinta biyaha ee Soomaaliya iyo Kenya.

Haddaba, xukunkaasi maxuu noqon karaa, sideese ayuu u dhaqangali kartaa?

Garyaqaan

Garyaqaan

Suaalahas iyo kuwo kale ayaa wariyaha VOA-da ee Qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo waxa uu weydiiyey Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax oo degan Melbourne ee dalka Australia.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Sidee ayuu u dhaqangali karaa go'aanka maxkamadda ICJ?