Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ka jawaabay sheegashada Somaliland

Cabdulqaadir Maxamed Nuur

Wasiirka caddaallada dawladda federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka hadlay mowqifka dawladda Soomaaliya ee ku aadan dadka laga soo masaafurinayo magaalada Laascaanood.

Mas’uuliyiinta ayaa difaacay howgalkan oo ay sheegeen in loo billaabo sababo amni, waxayna ku eedeeyeen dowladda federaalka inay ka waayeen wada-shaqeyn dhanka amniga ah.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa wareystay wasiirka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ka jawaabay sheegashada Somaliland