Beeraleyda gobolka Bari oo sameystay sanduuq dhaqaale

Beeralayda goboka Bari ee Puntland ayaa qaarkood waxaa ay bilaabeen in samaystaan sanduuq dhaqaale oo ay uga gaashaantaan xiliyada wax soosarkoda uu hoos dhac ku yimaado,iyagoo dhinaca kale sanadihii ugu dambeeyay ka faa’iideystay tamarta qorraxda.

Warbixintan waxaa magaalada Boosaso nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac

Your browser doesn’t support HTML5

Beeraleyda gobolka Bari oo sameystay sanduuq dhaqaale