MUQDISHO —
Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haamaha sunta kiimikada ay ka buuxaan ee lagu daadiyo badda Soomaaliya, kuwaas oo bilihii tegay qaarkood kusoo caariyey xeebaha dalka, gaar ahaan kuwa gobolka Shabeellaha Dhexe.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Haamaha sumeysan ee lagu daadiyo baddda Soomaaliya