Hakad maanta ku yimid dadkii laga masaafurinayey Laascaanood

Laascaanood

Magaalada Laascaanood ayaa laga soo sheegayaa inaysan maanta ka jirin dhaqdhaqaaq lagu qabqabanayo dad hor leh, ayada oo saddexdii maalmood ee tegay halkaas laga masaafuriyey boqolaal qof.

Weriyaha VOA Cabdikariim Olol ayaa booqday xaafadda sida weyn ay u dagganaayeen dadka laga soo saaray magaalada Laascanood, waxaana uu la kulmay qaar ka mid ah dadkii ay deriska ahaayeen dadka laga saaray magaalada. Warbixintan ayuu soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Hakad maanta ku yimid dadkii laga masaafurinayey Laascaanood