Wararkii ugu dambeeyey masaafurinta ka socota Laascaanood

Laascaanood

Qabqabashada dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee magaalada Laascaanood ayaa socota maalintii saddexaad inkastoo xawliga ay ku socoto uu gaabis yahay marka loo eego labadii maalmood ee lasoo dhaafay.

Mas’uuliyiinta amniga Somaliland oo la hadlay warbaahinta dawladda Somaliland ayaa iyagana difaacay tallaabooyinka ay qaadayeen oo dhaliyey cambeeryn xooggan.

Warbixintan waxaa soo diray weriyahayaga Laascaanood Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey masaafurinta ka socota Laascaanood