Soomaaliya Muxuu ahaa ujeedka safarkii Rooble ee Baraawe? Oktoobar 04, 2021 Safarka Rooble ee Baraawe BARAAWE — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa shalay tegey magaalada Baraawe. Waxaa sidoo kale isna magaalada tegey madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen. Baraawe ayaa ah mid ka mid ah labada magaalo ee maamulka Koonfur Galbeed ee loo asteeyey inay ka dhacaan doorashooyinka xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya. Warbixintan waxaa soo direy wariyaheena Muqtaar Mohamed Catoosh. Your browser doesn’t support HTML5 Muxuu ahaa ujeedka safarkii Rooble ee Baraawe?