Cambaareyn ka dhalatay dadka laga masaafurinayo Laascaanood

Las Anod, Sool

Cambaareyn xooggan ayaa ka dhalatay tallaabada ay mas’uuliyiinta Somaliland ku masaafurinayaan dadka kaoso jeeda koonfurta Soomaaliya ee ku noolaa magaalada Laascaanood.

Tallaabadan ayaa waxaa ka hadlay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawladda iyo baarlamaanka Soomaaliya, iyo sidoo kale maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Baydhaba kasoosoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Cambaareyn ka dhalatay dadka laga masaafurinayo Laascaanood