Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda ka taagan Galmudug

Galmudug

Wararka ka imaanaya deegannada Ceel-dheere, Mataban iyo Guriceel oo aha magaalooyinka ay la wareegtay Ahlu-sunna ayaa sheegaya inay xaaladdu deggantahay, iyadoo dhinaca kale aysan muuqan waan-waan nabadeed oo u dhexeeya maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna.

Wararkii ugu dambeeyayay ee xaaladda Galmudug waxaa inoo soo diray wariyaha VOA-da Abdiwaxid Moalim Isak.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Galmudug