Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Galmudug

Xaaladda deegaanadii lagu dagaalamay ee Galmudug ayaa saaka degan, iyadoo shalay galinkii danbana uu magaalada Dhuusamareeb gaarey madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye Qoor-Qoor.

Hadaba wararkii ugu danbeeyey ee xaaladda deegaanadii shalay ay la wareegtay Ahlu-Suna waxaa inoo soo diray wariyaheena Abdiwahid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Galmudug