Midowga Musharaxiinta oo dalbaday in la dedejiyo doorashada

Midowga Musharaxiinta

Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa ugu baaqya Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusene Rooble inuu dardargeliyo arrimaha doorashada.

War-saxaafadeed ay soo saareen ayey dhinaca kalena Golahawaxa madaxweyne Maxamed Cbadullahai Farmaajo ku eedeeyeen inuu doonayo inuu xagal-daaciyo baaritaan kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaan weli ka jawaabin hadalka kasoo yeeray Midowga Musharrixinta. Hase yeeshee madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhowaan guddi u magacaabay inay soo baarana kiiska Ikraan Tahliil.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Midowga Musharaxiinta oo dalbaday in la dedejiyo doorashada