Wareysi: Dhismaha goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan inay kusoo dhisaan goleyaasha deegaanka ee degmooyinka uu maamulkaasi ka arrimiyo, waxayna sheegeen in tallaabadan looga gudbayo habka magacaabista ku dhisan oo dadkana loo madax-banneynayo inay doortaan ciddii ay doonayaan.

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha ee Galmudug Axmed Xasan Cali ayaa u sheegay VOA-da in sida ugu dhakhsiyaha badan ay kusoo gabagabeyn doonaan.

Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayuu u warramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Dhismaha goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Galmudug