Wasiir Jamaal oo ka hadlay dhacdadii garoonka diyaaradaha Garoowe

Wasiirka Qorshaynta dowladda Federaalka Soomaaliya Jamal Maxamed Xasan, kana mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka oo shalay soo gaaray magaaladda Garoowe ayaa ka hadlay arrin uu kala kulmay garoonka dayuuraha ee Garoowe, isagoo sheegay in lagu sameeyey is-hortaag ay ka dambeeyeen siyaasiyiin.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixin ku saabsan socdaalka wasiirka nooga soo diratay magaalada Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiir Jamaal oo ka hadlay dhacdadii garoonka diyaarahada Garoowe