Bandhigga VOA: Khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Farmaajo iyo Rooble

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saan yahay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, iyo sida lagu xalin karo. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Khilaafka Farmaajo iyo Rooble