Wareysi: Ganacsato Soomaaliyeed oo laga masaafurinayo Turkiga

Safiir Jaamac

Safiir Jaamac

Booliska magaalada Ankara ayaa 16-kii bishan waxaa ay xireen ganacsato Soomaaliyeed oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo shalay oo talaada ah lasoo daayay, iyada oo loo qabtay in muddo 30 maalmood gudahood ah ay kaga baxaan dalka Turkiga.

Wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa la xiriiray safiirka Soomaaliya ee magaalada Ankara Ambassador Jaamac Caydiid , waxaana ugu horreyn uu sharaxaya sida ay wax u dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Ganacsato Soomaaliyeed oo laga masaafurinayo Turkiga