Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka

Galka Baarista

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qaraxyada lagu beegsado rayidka, ayada oo toddobaadyada soo socda la xusi doono qaraxyadii Hargaha iyo Saamaha iyo kii Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka