Baaqyada loo jeedinayo Farmaajo iyo Rooble oo sii kordhaya
Farmaajo iyo Rooble
MUQDISHO —
Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo madaxda dawladda Soomaaliya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble, ee ah inay xalliyaan muranka siyaasadeed ee ka dhexeeya.